Hargeisa:-Hogaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo La Filayo inuu Dalka Soo Gaadho Todobaadkan.

0
Friday May 04, 2018 - 11:51:12 in by salman abdi
  • Visits: 677
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargeisa:-Hogaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo La Filayo inuu Dalka Soo Gaadho Todobaadkan.

    Hargeisa:-Hogaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo La Filayo inuu Dalka Soo Gaadho Todobaadkan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa:-Hogaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo La Filayo inuu Dalka Soo Gaadho Todobaadkan.

Hoggaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Xirsi Xaaji Cali Xasan oo muddo dhowr bilood ah ku maqnaa socdaal uu ku joogay qaar kamid ah wadama Yurub iyo Afrika, ayaa la filayaa inuu maalinta Beri ah ee Sabtida uu kusoo laabto dalka, sida ay wargeyska Somalilandtoday u sheegeen ilo xog-ogaal ah oo ka agdhow isaga.

 


Hoggaamiyaha Xisbiga WADDANI Xirsi Xaaji Xasan, ayaa socdaalkiisa uu dalka debadiisa ugu maqnaa dhawrka bilood uu ahaa mid shaqsi oo u agaar ah isaga, balse waxa la filayaa inuu hoggaamiye Xisbi mucaaradka WADDANI uu maalinta sabtida kusoo laabto dalkiisa Hooyo.

Dhanka kalene Hoggaamiyaha mayalka adag ee WADDANI Xirsi Xaaji Cali Xasan, ayaa waxa loo dhegtaagataa Nuxurka khudbad uu marka uu dalka soo gaadho ujeedindoono bulshadiisa, maadaama oo aanu muddo la haddal, taasi oo uu kaga haddlidoona xaalada guud ee dalka xadhiga Boqor Buurmadow iyo arrimo kale oo mihiim ah, waxaynu dhawrnaa oo imaansha Hoggaamiyaha WADDANI iyo dhadhanka ay yeelan doono khudbad uu la wadeegidoono Bulshadiisa.