Wajaale:- Mudaharaadyo Gilgilay Magaalada Wajaale Qaybta Itoobiya Iyo Khasaare Ka Dhashay.

0
Tuesday May 08, 2018 - 19:06:00 in by salman abdi
  • Visits: 554
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wajaale:- Mudaharaadyo Gilgilay Magaalada Wajaale Qaybta Itoobiya Iyo Khasaare Ka Dhashay.

    Wajaale:- Mudaharaadyo Gilgilay Magaalada Wajaale Qaybta Itoobiya Iyo Khasaare Ka Dhashay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wajaale:- Mudaharaadyo Gilgilay Magaalada Wajaale Qaybta Itoobiya Iyo Khasaare Ka Dhashay. Sida aan ku helayno wararka ka imanaya magaalada Wajaale ee ku taala xadka Somailand iyo Itoobiya ayaa waxa ay sheegayaan inay halkaasi ka dhaceen mudaharaadyo lagaga soo horjeedo maamulka Soomaalida Itoobiya. Mudaharaadyadan oo ka dhacay magaalada Wajaale qaybta Itoobiya ayaa ilaa hadda inta la xaqiijiyey waxa ku dhaawacmay hal qof. Maalmihii u dambeeyay waxa guud ahaan Ismaamulka Soomaalida Itoobiya ka jiray kacdoono lagu diidan yahay maamulka uu hoggaamiyo madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar.


Magaalada Wajaale ayaa ah xudun ganacsiyeedka Somaliland iyo Itoobiya iyadoo ammaankeeda uu muhiim u yahay guud ahaan labada dal ee