Hargeisa"Cabdiraxmaan Cirro Hadii Uu 18-ka May Jecel Yahay, Waxa Lagu Arki Lahaa Fagaarayaasha" Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland.

0
Friday May 11, 2018 - 14:19:05 in by salman abdi
  • Visits: 536
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargeisa"Cabdiraxmaan Cirro Hadii Uu 18-ka May Jecel Yahay, Waxa Lagu Arki Lahaa Fagaarayaasha" Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland.

    Hargeisa"Cabdiraxmaan Cirro Hadii Uu 18-ka May Jecel Yahay, Waxa Lagu Arki Lahaa Fagaarayaasha" Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa"Cabdiraxmaan Cirro Hadii Uu 18-ka May Jecel Yahay, Waxa Lagu Arki Lahaa Fagaarayaasha" Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland.

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa ku eedeeyay Guddoomiyaha Xisbiga Waddani in aanu ka qayb gelin xusaska 18-ka May.


"Xukuumad ahaan marwalba inaanuummaddii doorashadu kala qaybisay midayno diyaar baanu u nahay, laakiin walaalahayaga mucaaridka ah
waxa uu ka hadlay aragtida uu xisbiga waddani ku qaabilay xuska 18-ka May oo ay xukuumadda Kulmiye ka rartay maalinteedii, ka dib markii ay ku soo beegantay Bilawga Bisha Ramadaan.

oo waliba xisbigaWADDANI kow ka yahayinay weli ka shaqeeyaan inay ummaddu sii kala qaybsanaanto oo ay weliba 18-ka May wax ka dayaan runtii waa wax afkooda ku xun, Cabdiraxmaan Cirro-na waxaan leeyahay hadduu 18-ka May jecel yahay waxa laga arki lahaa fagaareyaasha 18-ka May, aniguna hal maalin baan garanayaa isaga oo 18-ka May ka qaybgalay muddadii KULMIYE xilka hayey, markay laba cisho ka hadhsan tahay ayuuna inta badan bixi jirey, umadda reer Somaliland waxaan ugu baaqayaa inay maanta gacmaha is qabsadaan oo ay dareenkooda si midaysan u muujiyaan,” ayuu yidhi, Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md. Saylici