Ceel-Afwayn:-Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Amaro Duldhigay Ciidamada Birmadka Ee Ku Sugan Deeganada Lagu Dagalamay

0
Sunday May 13, 2018 - 17:02:28 in by salman abdi
  • Visits: 578
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ceel-Afwayn:-Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Amaro Duldhigay Ciidamada Birmadka Ee Ku Sugan Deeganada Lagu Dagalamay

    Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Isugu Yeedhay Ciidanka Birmadka Ee Ku Sugan Degmada Ceel-Afweyn Wasiirka Arrimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed oo Ay weheliyaan Wasiiradda Macdanta iyo Tamarta, dhalinyarada iyo ciyaaraha, Badhasaabka Gobolka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Isugu Yeedhay Ciidanka Birmadka Ee Ku Sugan Degmada Ceel-Afweyn Wasiirka Arrimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed oo Ay weheliyaan Wasiiradda Macdanta iyo Tamarta, dhalinyarada iyo ciyaaraha, Badhasaabka Gobolka Sagaan iyo saraakiisha.

ciidamada Milatariga iyo Birmadka ayaa saaka iskugu yeedhay ciidamada kala duwan ee Ku sugan Degmada Ceelafweyn qaybahooda kala duwan.

Wasiirkaarrimahaayaa ciidamada u jeediyey hadal dardaaran u badan oo ujeedadiisu ahayd sidii nabada gacan bira loogu qaban lahaa loona ilaalin lagaa awaamiirta iyo kala danbaynta ciidanka.

Dhinaca kale wasiirada kale iyo taliyayaasha ayaa sidoo kale iyaguna halkaasi hadalo dardaaran iyo awaamiira u soo jeediyey.

Image may contain: 2 people, people standing and outdoorImage may contain: 3 people, people smiling, sky and outdoorImage may contain: one or more people, shoes and outdoor