Hargaysa:-Siyaasi Maxamud Xaashi Oo Mar Kale Ka Hadlay Xalka Dagaalka Ka Dhacay Ceel-Afwayn.

0
Sunday May 13, 2018 - 17:26:00 in by salman abdi
  • Visits: 478
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargaysa:-Siyaasi Maxamud Xaashi Oo Mar Kale Ka Hadlay Xalka Dagaalka Ka Dhacay Ceel-Afwayn.

    Xanaftii Doorashadda Waxa Loo Baahan Yahay Inaynu Xalay-dhalay Ka Noqono Gacmahana Is Qabsanno,Dagaalka Ceel-Afweyna Hadal Kaliya Ku Dawaysmi Maayee Aynu Hawshaas Si Weyn U Galno, Maxamuud Xaashi Cabdi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xanaftii Doorashadda Waxa Loo Baahan Yahay Inaynu Xalay-dhalay Ka Noqono Gacmahana Is Qabsanno,Dagaalka Ceel-Afweyna Hadal Kaliya Ku Dawaysmi Maayee Aynu Hawshaas Si Weyn U Galno, Maxamuud Xaashi Cabdi


Waxa loo baahan yahay xanaftii doorashada inaynu ilawno oo xalay-dhalay ka noqono ,gacmahana is qabsano,colaadaas maanta barri ka aloosan waxaan aaminsanahay oo aan la qabaa waxgaradkii halkan ka yidhi hadal khaliya kuma filna ee waa in aynu dhamaanteenba u kacno oo hawshaas inaynu galno ayaa inala gudboon,dadkaasina waxaan marlabaad ugu celinayaa inay dagaalka joojiyaan,dagaalkaasi nabar xun ayuu inagu noqday dhibaatay ku tahay dalkaa dhismay ee walaalaha ah inaynu soo afjarno ayaa lagama maarmaan ah.
 

Xisbiyada mucaaridka ah iyo waxgaradka guud ee dalka waxa waajib ku ah inay madaxwaynaha kala kaaliyaan nabad gelyadda iyo horumarka guud ee dalka.