Qiimaha Rasmiga Ah Ee Ay Liverpool Ku Iibsatay Naby Keita Oo La Xaqiijiyey

0
Sunday May 13, 2018 - 18:52:06 in by salman abdi
  • Visits: 888
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qiimaha Rasmiga Ah Ee Ay Liverpool Ku Iibsatay Naby Keita Oo La Xaqiijiyey

    Qiimaha Rasmiga Ah Ee Ay Liverpool Ku Iibsatay Naby Keita Oo La Xaqiijiyey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qiimaha Rasmiga Ah Ee Ay Liverpool Ku Iibsatay Naby Keita Oo La Xaqiijiyey

Lacagtii ay Liverpool kaga iibsatay kooxda RB Leipzig xiddigga khadka dhexeayaa la xaqiijiyey.

Keita oo u dhashay dalka Guinea ayaa ku biiri doona Anfield 1-da Luulyo kaddib markii ay Reds heshiis xagagii hore kala gaashay kooxda reer Bundesliga.

Sida laga soo xiganayo Liverpool Echo, kooxda Merseyside heshiiska ay gashay waxaa qeyb ka ahaa booska ay ku dhammeysato Leipzig ol’olahan.

Wararku waxa ay sheegayaan haddii ay u soo baxdo Champions League in lacagto noqon lahayd £59m, Europa League £52.75m haddii aysan tartamada Europe u soo bixinna £48m.

Leipzig waxa ay ku dhammeysatay kaalinta lixaad oo ka dhigan in ay u soo baxday Europa League waxa ayna heleysaa qiime dhan £52.75m.