Manchester City Oo Rikoodh U Dhigtay Premier League

0
Sunday May 13, 2018 - 18:52:06 in by salman abdi
  • Visits: 893
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Manchester City Oo Rikoodh U Dhigtay Premier League

    Manchester City Oo Rikoodh U Dhigtay Premier League

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Manchester City Oo Rikoodh U Dhigtay Premier League

Manchester City ayaa ku soo gunaanaday Premier League gool ay u dhibtooday kaddib markii ay 1-0 kaga badisay Southampton.

Toddobaadkii hore ayey ahayd markii lagu gudoonsiiyey Etihad koobka balse ahmiyad kale ayuu u lahaa galabta kulankan.

Hore ayey jabisay rikoodhkiisa dhibcaha ugu badnaa ee Premier League kaddib markii ay Brighton garaacday iyada oo laba dhibcood ka saramartay Chelsea oo 95 dhibcood ku qaaday.

Balse, galabta waxa ay xiratay 100 dhibcood oo ah sooyaal aan hore u dhicin.

 

100 – Man City’s haul of 100 points is the most won by an English top-flight side in a single campaign. Ton.

 
 

 

Waxaa daqiiqaddii 90-aad goolka guusha u dhaliyey Gabriel Jesus oo ka dhigat 1-0.