War Deg Deg Ah Mudaharaadyo Hadda Ka Bilaamay Magaalada Ceerigaabo Iyo Sababta Ka Dambaysa.
War Deg Deg Ah Mudaharaadyo Hadda Ka Bilaamay Magaalada Ceerigaabo Iyo Sababta Ka Dambaysa. Wararka shabakadda Karinnews ka helayso magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag ayaa sheegaya inuu halkaasi ka
dhacay mudaharaadyo ay dhigayaan dadweynaha magaalada gaar ahaan dhallinyarada.
Wararka ayaa intaa ku daraya in dadweynaha mudaharaadayaa ay ka biyo-diidsanyihiin mida kamida saraakiisha militariga
Somaliland oo la sheegay in shaqada laga fadhiiisiyey kadib markii uu kasoo muuqday muuqaal uu ugu hanjabayo saraakiil
kale kaasi oo lagu faadhiyey baraha bulshada.
Mudaharaadyada ayaan ahayn qaar sidaa u sii ballaadhan.
Warkan oo faahfaahsan filo goor dhow
War Deg Deg Ah Mudaharaadyo Hadda Ka Bilaamay Magaalada Ceerigaabo Iyo Sababta Ka Dambaysa.
War Deg Deg Ah Mudaharaadyo Hadda Ka Bilaamay Magaalada Ceerigaabo Iyo Sababta Ka Dambaysa.