Ceel-afweyne:- Ceelafwayn Iyo Dararweyne Oo Khadkii Isgaadhsiinta Laga Jarey + Xaaladda Soo Kordhay.

0
Monday May 14, 2018 - 14:09:10 in by salman abdi
  • Visits: 544
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ceel-afweyne:- Ceelafwayn Iyo Dararweyne Oo Khadkii Isgaadhsiinta Laga Jarey + Xaaladda Soo Kordhay.

    Ceel-afweyne:- Ceelafwayn Iyo Dararweyne Oo Khadkii Isgaadhsiinta Laga Jarey + Xaaladda Soo Kordhay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ceel-afweyne:- Ceelafwayn Iyo Dararweyne Oo Khadkii Isgaadhsiinta Laga Jarey + Xaaladda Soo Kordhay. Shirkadaha isgaadhsiinta ayaa la sheegay in magaalada ceelafwayn iyo dararweyne ay ka jareen khadkii isgaadhsiinta ka dib colaado laba beelood oo walaalo ahi ku kala galaafteen nafo. Wararka ay helayso Afkashacabka.com waxay sheegayaan in xaaladda looga jaray labadan magaalo isgaadhsiinta ay salka ku hayso arrimo la xidhiidha ammaanka deegaanka .