MONACO OO SHEEGTAY IN LIVERPOOL AY SAN WALI DALAB KA SOO GUDBIN RADAMEL FALCAO

0
Thursday August 21, 2014 - 11:07:17 in by Super Admin
  • Visits: 1159
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    MONACO OO SHEEGTAY IN LIVERPOOL AY SAN WALI DALAB KA SOO GUDBIN RADAMEL FALCAO

    Kooxda AS Monaco ee dalka France ayaa shaaca ka qaaday in kooxda Liverpool aysan wali dalab ka soo gudbin Radamel Falcao.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxda AS Monaco ee dalka France ayaa shaaca ka qaaday in kooxda Liverpool aysan wali dalab ka soo gudbin Radamel Falcao.

Qof ku hadlay magaca kooxda Monaco ayaa u sheegay Radio Monte Carlo in ay ka warhayaan in kooxda Liverpool ay si wayn u doonayso weerar yahankooda lakiin wuxuu xaqiijiyay in ilaa hada uu san soo gaarin dalab ka yimid dhan kooda.

 

Radio Monte Carlo ayaa sheegay in Liverpool ay ku doonayso Falcao amaah hal xili ciyaareed ah oo ay ku bixinayso 15 milyan oo euro iyagoona diyaar u ah inay ku iibsadaan xaggaaga danbe 47.5milyan oo euro hadii uu la qabsado kooxda.

 

Liverpool ayaa laga yabaa inay si rasmi ah ugu dhaqaaqdo amaahda ay ku doonayso laacib kaan, Liverpool ayaa ka foojigan qatar uga imaata inay jabiso sharciga dhaqaale wanaaga maadama ay xili ciyaareed kaan ka qayb galayso Champions League.


afkashacabka.com / cayaaraha