Somalia:-Dawladaha Somaliya Iyo Turkiga Oo Ka Wada Hadlay Iskaashiga Dhaqalaha Iyo Waxbarashada.

0
Tuesday May 15, 2018 - 11:23:18 in by salman abdi
  • Visits: 418
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somalia:-Dawladaha Somaliya Iyo Turkiga Oo Ka Wada Hadlay Iskaashiga Dhaqalaha Iyo Waxbarashada.

    Somalia:-Dawladaha Somaliya Iyo Turkiga Oo Ka Wada Hadlay Iskaashiga Dhaqalaha Iyo Waxbarashada.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Somalia:-Dawladaha Somaliya Iyo Turkiga Oo Ka Wada Hadlay Iskaashiga Dhaqalaha Iyo Waxbarashada.

Ra'iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mahdi Maxamuud Guuleed (Khadar), oo safar shaqo ku jooga magaalada Ankara ee dalka Turkiga ayaa waxa uu kulan la yeeshay dhiggiisa Dalkaas, Dr Recep Akdag.

"Waxa aan Ankara kula kulmay Ra'iisul wasaare ku xigeenka Turkiga, Dr Recep Akdag. Waxaanu kawada hadalay xiriirka labadda dal ee dhinacyada iskaashiga dhaqaalaha Ganacsiga iyo waxbarashada ee Soomaaliya iyo Turkiga", ayuu yiri Ra'iisul wasaare ku xigeenka Soomaaliya.Mahdi Maxamuud Guuleed (Khadar) iyo Dr Recep Akdag ayaa ka wada hadlay wanaajinta xariirka qotadda dheer ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga.

Dawladaha Turkiga ayaa waxa



ay kamid tahay dawladaha xariirka dhaw la leh Dawladda Federaalka Soomaaliya.

 

 

DHAMMAAD

Xafiiska Warbaahinta iyo Xiriirka

Muqdisho, Soomaaliya