Hargeisa:- Saddexda Xisbi Qaran Ee Somaliland Oo Dawlada Somalia Ku Eedayay Dagalka Tuka-raq.

0
Wednesday May 16, 2018 - 16:14:15 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargeisa:- Saddexda Xisbi Qaran Ee Somaliland Oo Dawlada Somalia Ku Eedayay Dagalka Tuka-raq.

    Hargeisa:- Saddexda Xisbi Qaran Ee Somaliland Oo Dawlada Somalia Ku Eedayay Dagalka Tuka-raq.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa:- Saddexda Xisbi Qaran Ee Somaliland Oo Dawlada Somalia Ku Eedayay Dagalka Tuka-raq.

Xisbiyadda Waddani, UCID Iyo Kulmiye ayaa wada jir ugu eedeeyay Dawlada Federaalka ee Soomaaliya in ay ka danbayso dagaalka ka dhacay Deegaanka Tukeraq.

Guddoomiye Ku Xigeenka Labaad ee Kulmiye Axmed Cabdi Dheere, Afhayeenka Xisbiga Waddani Ibraahim Mahdi Buubaa iyo Guddoomiyaha Golaha Dhexe UCID Maxamuud Cali Madoobe (Jiir) noo warbaahinta si wada jir ah ula hadlay ayaa sheegay in guud ahaanba shacabka Somaliland looga baahan yahay in ay isbarbar taagaan ciidamada qaranka Somaliland ee ku sugan jiida hore.

Waxa ay Dawlada Federaalka Soomaaliya ku eedeeyeen in ay dabada kaga soo jirto Maamul Goboleedka Puntland.