Hargeisa:-Ciidanka Dab Damiska Magaalada Hargeisa Oo U Gur Maday Guri Uu Dab Ku Qabsaday Hargeisa.

font-family: inherit; text-align: justify;">Ciidanka ayaa Dabkaa ka Xakameeyay Guriga intiisa kale iyo dhamaan Guryihii kale ee ka ag dhawaa Agagaarkaas. Sidoo kalena Gurigaasi ma jirin wax khasaare Nafeed ah oo uu Sababay Dabkaasi.
Ciidanka Dabdemiska Caasimada Hargeysa ayaa lagu soo wargeliyay Abaaro 5:30 kii Galabnimo Dab ka kacay Guri Ku Yaalla Xaafada New Hargeysa Gaar ahaan Xaafada Baarliin.
Ciidanka ayaa Gaadhay Gurigaas, waxaana Ciidanku Bilaabay Daminta Dabkaas oo ahaa Guri daara kana koobnaa Shan Makhsin ayaa waxaa Dabku ka Bilaabmay Hal Qol oo ka mida Gurigaas.
font-family: inherit; text-align: justify;">Ciidanka ayaa Dabkaa ka Xakameeyay Guriga intiisa kale iyo dhamaan Guryihii kale ee ka ag dhawaa Agagaarkaas. Sidoo kalena Gurigaasi ma jirin wax khasaare Nafeed ah oo uu Sababay Dabkaasi.
Hawlgalkan ayaa waxaa Hogaaminayay Taliye Xigeenka Ciidanka Dabdemiska Qaranka iyo Hogaanka Hawlgelinta waxaa iyaguna Qayb ka ahaa Lamaaha Amaanka iyo Maamulka Degmada Gacan Libaax.
Warbaahinta Ciidanka Dabdemiska