Wadatashi Mise Kalsoonidarro?

0
Friday May 18, 2018 - 13:01:00 in by salman abdi
  • Visits: 1071
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wadatashi Mise Kalsoonidarro?

    Wadatashigu waa wax fiican waa naan soo dhawaynayaa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wadatashigu waa wax fiican waa naan soo dhawaynayaa.



1. In madaxweynuhu aanu kalsooni ku qaban shacabka kana warwareegayo inuu si toos ah ugala xaajoodo tabashooyinka jira.Lakiin kulamadan faraha badan ee madaxeeynuhu qabanayo waxa ka muuqata:

2. Inuu madaxweynu doonayo in cidkale uu fariimaha shacabka usoo mariyo oo uu isleeyahay malaa dadka wuu dhagaysanayaa.

Labadaas arrimood waxay muujinayaan kalsoonidarro xad-dhaaf ah.

TALO:

madaxweyne dalka aadaa madaxweyne ka ah, shacabkuna aduu ku doortay ee intaad kalsooni iyo geesinimo isgaliso dadkaaga horfadhiiso oo goobahooda iyo gobaladooda ugu tag kana shaafi cabashooyinkooda taas baa dadka qancinaysa, in adiga iyo shacabka la idiin dhaxeeyo dhib mooyee dheef laga gaadhimaayo.

 

Maanta hebelo loo yeedho wax hagaajin mayso ee hal-abuurnimo ayaa loo baahanyahay