Hargeysa:Maxkamada Racfaanka Gobolka Marood-jeex Oo Markale Xukun Ku Riday Boqor Cismaan-Aw Buur Madow

0
Sunday May 20, 2018 - 15:12:05 in by salman abdi
  • Visits: 351
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargeysa:Maxkamada Racfaanka Gobolka Marood-jeex Oo Markale Xukun Ku Riday Boqor Cismaan-Aw Buur Madow

    Maxkamada Racfaanka Gobolka Marood-jeex Oo Markale Xukun Ku Riday Boqor Cismaan-Aw Buur Madow Maxkamada Racfaanka gobalka Maroodi-jeex oo maalmihii ugu danbeeyey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxkamada Racfaanka Gobolka Marood-jeex Oo Markale Xukun Ku Riday Boqor Cismaan-Aw Buur Madow Maxkamada Racfaanka gobalka Maroodi-jeex oo maalmihii ugu danbeeyey  uu ka socdey dhegeysiga dacwada Boqor Buurmadow oo racfaan u soo qaatey ayaa waxaa ay maanta xukun cusub ku riday Boqor Buurmadow .


Maxkamada Racfaanka ayaa waxaa ay Boqor Buurmadow ku xukuntey 3 Sanno oo xadhig ah sida uu Warbaahinta u xaqiijiyey garyaqaan Guuleed Dafac .

 

Boqor Buurmadow Maxkamada gobalka Maroodi-jeex ayaa dhawaan sidoo kale ku xukuntey 5 sanno oo xadhig ah taas oo uu Racfaan ka qaatey

Image result for Deg Deg Boqor Buurmadow