Lughaya: Madaxweyne kuxigenka Somaliland oo Gacmihiisa ku daadguraynay dadkii ku waxyeeloobay duufaanada galbeedka somaliland ku dhuftay

0
Tuesday May 22, 2018 - 10:27:36 in by salman abdi
  • Visits: 336
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Lughaya: Madaxweyne kuxigenka Somaliland oo Gacmihiisa ku daadguraynay dadkii ku waxyeeloobay duufaanada galbeedka somaliland ku dhuftay

    Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Oo Indhaha Ka Soo Qaaday Xaalada Ay Ku Sugan yihiin Dadkii Ay Saamaysay Duufaantii Daad Gureeyeyna Dad Jilicsan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Oo Indhaha Ka Soo Qaaday Xaalada Ay Ku Sugan yihiin Dadkii Ay Saamaysay Duufaantii Daad Gureeyeyna Dad Jilicsan

Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo saaka kormeer dhinaca cirka ah ku soo maray deegaamada xeebta Somaliland ku teedsan ee ay ku dhufatay duufaantu, ayaa gaadhay goobo muhiima oo ay ka mid ahaayeen tuulo xeebeedka Yago iyo garyaara oo ka wada tirsan Lughaya oo ay ku go'doonsanaayeen dad aad u jilicsan oo u baahnaa gurmad iyo gargaar caafimaad, iyadoo loo daad gureeyey magaalooyinka si loogu fidiyo adeegyada ay u baahan yihiim uguna muhiimsanaayeen caafimaadku.

 

Waxa kormeerka madaxweynaha ka soo baxay o ay soo taabteen xaqiiqada dhabta ah ee ka jirta deegaamadaasi ay saamaysay duufaantu, iyadoo waxyeeladu ay marba marka ka sii danbaysa soo kordhayso oo la ogaanayo in khasaaruhu sii badanayo, waxaanu maaxweyne ku xigeenku soo kormeeray goobo ay ka mid yihiin Hadayta, maame, gargaara, ido-cadays, garbodadar, cabdi geedi, lughaya, riiga karuura iyo goobo kale oo ay saamaysay masiibadaasi.

 

Iyadoo ay Masiibadaasi sababtay khasaare naf iyo maalba leh ayaa waxa uu madaxweyne ku xigeenku intii uu ku jiray kormeerkiisa waxa loo xaqiijiyey dhimashada dadka oo gaadhaysa 31 ay 18 ka mid ahi ku geeriyoodeen gargaara oo ka tirsan Lughaya iyadoo afarka mid ah dadkaasi la waayey raqdooda iyo ruuxdoodaba meel ay jaan iyo cidhib dhigeen.

 

Ugu danbayn waxa goobahaasi gaadhay gurmad isugu jira caafimaadka oo ay hoggaaminayso wasaaradda horumarinta caafimaadka oo kaashanaysa hay'adaha caafimaadka u qaabilsan Somaliland iyo gargaar dhinaca cunnooyinka ah, si loo badbaadiyo intii ka badbaaday masiibadaasi ee ku go'doonsan deegaamadaasi ku teedsan xeebaha Somaliland.

 

 

 

 

Naasir Yuusuf Daahir
Director of the Presidential Media Department
Hargeisa - Republic of Somaliland
Image may contain: 5 people, shoes and outdoor
 

Image may contain: one or more people, outdoor and indoor

Image may contain: outdoor

Image may contain: 1 person, outdoor
Image may contain: one or more people, people standing, sky and outdoor

Image may contain: one or more people and outdoor
Image may contain: one or more people, people standing, people walking, sky, wedding, child and outdoor
Image may contain: 2 people, people standing and outdoor
Image may contain: one or more people, sky, horse and outdoor
Image may contain: 6 people, people smiling, people standing, child and outdoor
Image may contain: 4 people, people standing, child and outdoor
Image may contain: sky, outdoor and nature
Image may contain: 3 people, people standing and outdoor
Image may contain: sky, outdoor and nature

Image may contain: 4 people, people standing and outdoor
Image may contain: 4 people, people standing, sky, outdoor and nature
Image may contain: 2 people, people standing, car and outdoor
Image may contain: 4 people, people standing
Image may contain: 10 people, beard
Image may contain: 5 people, shoes and outdoor