Muwaadin Kasoo Jeeda Gobolka SOOL Oo Si Fool Xun Loogu Dilay KISMAAYO
Muwaadin Kasoo Jeeda Gobolka SOOL Oo Si Fool Xun Loogu Dilay KISMAAYO
Wararka Nasoo gaadhaya magaalada kismaayo xarunta jubaland ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay sarkaal ka tirsan ciidanka jubaland.
Sarkaalkan oo ka soo jeeda gobolka SOOL laguna magacaabo xirsi Xaydh kana mid ahaa ciidanka jubaland ayaa lagu dilay magaalada kismaayo.
Dilka Marxuumkani Ayaa La Sheegay Inuu Ahaa Mid Qorshaysan Isla Markaana Ay Soo Abaabuleen.Ciidamo Ka Tirsan Kuwa Puntland,Waxaana Dilka Sarkaalkan Loosoo Qabtay Sadex Nin Kuwaas Oo Lagu Eedeeyey Inay Ka Danbeeyeen Dilka Sarkaalkani
Muwaadin Kasoo Jeeda Gobolka SOOL Oo Si Fool Xun Loogu Dilay KISMAAYO
Muwaadin Kasoo Jeeda Gobolka SOOL Oo Si Fool Xun Loogu Dilay KISMAAYO