Tuka-raq:-Wararkii Ugu Danbeeyey Xaalada Saaka ee Deeganka Tuko-raq Iyo Ciidamada Puntland.
Tuka-raq:-Wararkii Ugu Danbeeyey Xaalada Saaka ee Deeganka Tuko-raq Iyo Ciidamada Puntland. Wararka ka imanaya deeganka Tuko-raq ee
gobalka Sool waxaa ay sheegayaan in ay hada degan tahay xaalada deegankaasi ka dib markii saaka ay ciidamada Puntland ay soo rideen rasaas .
Xogaha na soo gaadhaya ayaa sheegaya in ciidamada Somaliland aaney ka jawaabin rasaastaas isla markaana aanu iminka jirin wax dagaal ahi .
Sidoo kale xaalada deegankaas ayaa dagen Oo Aaan Waxa Rasaas Ah Laga Maqalayn
Tuka-raq:-Wararkii Ugu Danbeeyey Xaalada Saaka ee Deeganka Tuko-raq Iyo Ciidamada Puntland.
Tuka-raq:-Wararkii Ugu Danbeeyey Xaalada Saaka ee Deeganka Tuko-raq Iyo Ciidamada Puntland.