Gudaha:-Taliyaha Ciidanka Meleteriga Somaliland Oo Hadda Ka Hadlay Dagaalka Ka Socoda Duleedka Degmada Tuka-raq.

0
Thursday May 24, 2018 - 10:38:21 in by salman abdi
  • Visits: 655
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudaha:-Taliyaha Ciidanka Meleteriga Somaliland Oo Hadda Ka Hadlay Dagaalka Ka Socoda Duleedka Degmada Tuka-raq.

    Gudaha:-Taliyaha Ciidanka Meleteriga Somaliland Oo Hadda Ka Hadlay Dagaalka Ka Socoda Duleedka Degmada Tuka-raq.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudaha:-Taliyaha Ciidanka Meleteriga Somaliland Oo Hadda Ka Hadlay Dagaalka Ka Socoda Duleedka Degmada Tuka-raq. "Saaka Ayay nagu Bilaabeen Dagaal Weerar Daandaansi ah kaas oo aanu awalba Filaynay oo gardarro Qaawan ah Balse Annagaa Dhamaystirayna Mar hadii ay joogi waayeen Cusbitaalada Ayay Jiifjiifsanayaan Aakhiro Taliyeyaha Ugu Sareeya Ciidamada Qalabka Sida Ee Melleteriga Dalka Jamhuuriyada Soomaaliland SAREEYE GAAS "NUUX TAANI


Dhanka Kale saraakiil ku sugan aaga dagaal ku ka socdo oo aan la xidhiidhay ayaa ii xaqiijiyay in la jabiyey Puntland isla markaa ay mar labaad soo rogaal celiyeen hadana weli dagaalki socdo