War Deg Deg Ah Wafti Uu Hogaaminaayo Madaxweynaha Somaliland Oo Iminka Ka Anba Baxay Hargeysa ,Halka Ay Ku Sii Jeedo +Ujeedka Safarkiisa.

0
Thursday May 24, 2018 - 11:39:37 in by salman abdi
  • Visits: 515
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah Wafti Uu Hogaaminaayo Madaxweynaha Somaliland Oo Iminka Ka Anba Baxay Hargeysa ,Halka Ay Ku Sii Jeedo +Ujeedka Safarkiisa.

    War Deg Deg Ah Wafti Uu Hogaaminaayo Madaxweynaha Somaliland Oo Iminka Ka Anba Baxay Hargeysa ,Halka Ay Ku Sii Jeedo +Ujeedka Safarkiisa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah Wafti Uu Hogaaminaayo Madaxweynaha Somaliland Oo Iminka Ka Anba Baxay Hargeysa ,Halka Ay Ku Sii Jeedo +Ujeedka Safarkiisa. Wafti uu hogaaminaayo madaxweyne ku

xigeenka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa goor dhaweyd madaarka Hargeysa kaga dhoofay diyaarada Helicopter ah .


Madaxweynaha ayaa waxaa uu safarkiisan ku tagi doonaa deeganadii ay ku dhufatey duufaantii isla markaana waxaa safarkiisan ku wehelinaya xubno wasiiro ah oo ay ka mid yahiin wasiirka arimaha dibada , wasiirka cadaalada iyo wasiirka Beeraha .