Daawo: Xamas Iyo Falastiin Oo Bilaabay Dabaal Degii Guusha Oo Ka Socda Dariiqyada Qaza

0
Wednesday August 27, 2014 - 08:49:17 in by Super Admin
  • Visits: 1095
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Xamas Iyo Falastiin Oo Bilaabay Dabaal Degii Guusha Oo Ka Socda Dariiqyada Qaza

    Oo Boqolaal Kun Oo Qofi Isugu Soo Baxaan Iyo Israel Oo Diiday In Laga Adkaaday

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Oo Boqolaal Kun Oo Qofi Isugu Soo Baxaan Iyo Israel Oo Diiday In Laga Adkaaday Ururka xamas ee falastiin ayaa ku dhawaaqay in ay gaadheen isrel xabad joojin rasmiya waxaana dariiq yada magaalada qaza laga dareemayaa boqolaal kun oo falastiiniyiin ah oo isugu soo baxay kuna dabaal degaaya.Kadib wada hadal ay ka dhex shaqaysay dawlada egypty ayaa waxaa lagu gaadhay xabad joojin rasmiya oo la filaayo in aan dib u burburin.Xamas ayaa yadu aamin san inay guul gaadhay carab oo dhami gaadhi wayaday oo dawlado iyo hub nooc walba haysta halka isreal afhayeenka u hadla dawladaas uu sheegay in aan laga adkaan yuhuuda lakiin xabad joojin ay xamas bilowday.

Tan iyo 8 bishii july ayaa waxa iseal dishay dad rayid ah oo gaadhaya 2145 boqolaal kun waa ku dhaawcday yagana waxaa ka dhintay 64 askari oo isreal ah iyo 3 qof oo rayid ah sidoo kale isreal ayaa dhulka lasintay dhamaan guryihii iyo warshadihii ku yaalay magaalada qaza oo mudo hada ku dhow laba bilod ay duqayn cir iyo dhul ah ku haysay.Wada hadalada ayaa la filayaa inay u sii socdan xamas iyo isreal waxaanay xamaas rabta in isreal ka qaado cuna qabatayna ka saaran bada iyo cirka loona furo dekadaha iyo madaarada oo ay xor ka ahaadan yuhuuda kana baxdo dhulka falasiin




Contact@afkashacabka.com