WAR DEG DEG AH. CIIDAMADA QARANKA S/LAND OO SAAKA KU WAABARIISTAY SAAXDHEER IYO DAGAAL CULUS OO HADDA KA SOCDA.

0
Thursday August 28, 2014 - 10:30:44 in by Hargeysa Office
  • Visits: 791
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WAR DEG DEG AH. CIIDAMADA QARANKA S/LAND OO SAAKA KU WAABARIISTAY SAAXDHEER IYO DAGAAL CULUS OO HADDA KA SOCDA.

    Ciidamada qaranka JSL Ayaa saaka Hiirti waabari weerar Culus ku qaaday Tuulada Saaxdheer Oo Xarun U ahayd Maamul Ku Sheega Khaatumo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada qaranka JSL Ayaa saaka Hiirti waabari weerar Culus ku qaaday Tuulada Saaxdheer Oo Xarun U ahayd Maamul Ku Sheega Khaatumo

Ee Uu Hogaamiyo Cali khaliif Galaydh, Ciidanka qaranka ee saaka gudaha u galay Saaxdheer waxa ay la kulmeen iskacaabin xoogan, waxa la isu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan, wararka hadda soo baxaya ayaa waxay sheegayaan in ciidamada qaranku ay baacsadeen maleeshayadii khaatumo islmarkaana ciidamadu waxay la wareegeen tuulada saax-dheer.weli ma cadda khasaaraha dhabta ee soo kala gaadhay labada dhinac soo kala gaadhay.

Tuulada Saaxdheer oo dhawaan Madaxweyne loogu doortay Dagaal Ooge Cali Khalif Galaydh Ayaa Lagu wada maanta in halkaas lagau caleemo saaro, waan arinta sababtay in maanta ciidamada qaranka JSL Ay Gudaha U galaan magaalada Saax-dheer, wararka ka imanaya saaxdheer ayaa sheegaya Inuu Halkaas Ka Firxaday Dagaal Ooge Cali Khaliif Galaydh.


wixi warar ka soo kordha kala soco shebekedda www.afkashacabka.com



contact@afkashacabka.com