JOSE MOURINHO OO MARKALE SHAKI KA MUUJIYAY DA,DA LAACIB U CIYAARA CHELSEA

0
Sunday September 07, 2014 - 16:25:29 in by salman abdi
  • Visits: 2700
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    JOSE MOURINHO OO MARKALE SHAKI KA MUUJIYAY DA,DA LAACIB U CIYAARA CHELSEA

    Tababaraha kooxda Chelsea Jose Mourinho oo intabadan ku kacsan laacibiinta afrikaan ka ah ee da,dooda ka been sheega ayaa markale ka shakiyay laacib u ciyaara kooxdiisa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tababaraha kooxda Chelsea Jose Mourinho oo intabadan ku kacsan laacibiinta afrikaan ka ah ee da,dooda ka been sheega ayaa markale ka shakiyay laacib u ciyaara kooxdiisa.

Mundo Deportivo ayaa shaacisay in Jose Mourinho oo horay uga shakiyay da,da uu jiro Samuel Eto’o ayaa markaan ka shakiyay da,da laacib ka dhawaantaan ku soo biiray Chelsea ee kurt zouma.

 

 

 

Chelsea ayaa la soo wareegtay daafacaan 19 jir ka ah bishii janaayo lakiin laacib kaan ayaa si rasmi ah kooxdiisa ugu soo biiray xaggaagaan.

 

Wargayska ree Catalonia ayaa sheegaya in laacib kaan oo baaritaan dhanka dhiiga ah lagu samaynayay uu Tababare Jose mourinho kula kaftamay "Waan arkaynaa hadii aad ka been sheegayso da,daada rasmiga ah iyo in kale”.



Contact@afkashacabka.com