Kulamada Isreebreebka Koobka Euro 2016 Ee Caawa Jira Iyo Natiijada Isreebreebka Koobka Qaramada Africa
Xulka Wadanka England Ayaa Caawa Marti U Noqon Doona Xulka Wadanka Switzerland Halkasoo Labada Wadan Ku Kulmi Doonaan Ciyaar Ka Tirsan Isreebreebka Koobka Euro 2016 Ee Ka Dhici Doona France.
England Ayaa Ay Haysataa Cabsi Wayn Oo Ah Sidii Ay Guul Uga Gaadhi Lahayeen Kulanka Caawa Maadama Ay Hor Imanayaan Xul Dhan Walba Ka Dhisan Kaasoo Ciyaarihiisi U Danbeyey Ee Koobka Adduunka Ee Sanadkan Guulo Waawayn Ka Gaadhay.
Kulamada Kale Ee Caawa Jira Isreebreebka Koobka Euro 2016:
EURO–Qualification:: group DSeptember 7 | |||
---|---|---|---|
19:00 | Georgia | ? – ? | Ireland |
21:45 | Germany | ? – ? | Scotland |
21:45 | Gibraltar | ? – ? | Poland |
EURO–Qualification:: group FSeptember 7 | |||
---|---|---|---|
19:00 | Hungary | ? – ? | N.Ireland |
21:45 | Faroe Islands | ? – ? | Finland |
21:45 | Greece | ? – ? | Romania |
EURO–Qualification:: group ISeptember 7 | |||
---|---|---|---|
19:00 | Denmark | ? – ? | Armenia |
21:45 | Portugal | ? – ? | Albania |
Dhan Kale Koobka Qaramada Africa Ayaa Shalay Galay Lugtiisi Koobaad Ee Isreeb Reebka Waxaana Guulo Ka Soo Hooyay Ivory Cost,Senegal Halka Wadamada Masar, Nigeria Iyo Ethiopia Na Ay Guul Daro Qadhaadhi Dhadhamiyeen.
Africa Cup of Nations–Qualification:: group ASeptember 5 | |||
---|---|---|---|
FT | Sudan | 0 – 3 | South Africa |
September 6 | |||
FT | Nigeria | 2 – 3 | Congo |
Africa Cup of Nations–Qualification:: group BSeptember 6 | |||
---|---|---|---|
FT | Ethiopia | 1 – 2 | Algeria |
Postp. | Mali | ? – ? | Malawi |
Africa Cup of Nations–Qualification:: group CSeptember 6 | |||
---|---|---|---|
FT | Burkina Faso | 2 – 0 | Lesotho |
FT | Gabon | 1 – 0 | Angola |
Africa Cup of Nations–Qualification:: group DSeptember 6 | |||
---|---|---|---|
FT | DR Congo | 0 – 2 | Cameroon |
FT | Ivory Coast | 2 – 1 | Sierra Leone |
Africa Cup of Nations–Qualification:: group ESeptember 5 | |||
---|---|---|---|
FT | Guinea | 2 – 1 | Togo |
September 6 | |||
FT | Ghana | 1 – 1 | Uganda |
Kulamada Isreebreebka Koobka Euro 2016 Ee Caawa Jira Iyo Natiijada Isreebreebka Koobka Qaramada Africa
Xulka Wadanka England Ayaa Caawa Marti U Noqon Doona Xulka Wadanka Switzerland Halkasoo Labada Wadan Ku Kulmi Doonaan Ciyaar Ka Tirsan Isreebreebka Koobka Euro 2016 Ee Ka Dhici Doona France.