Maxaa Ka jira in Difaaca Kooxda Liverpool uu Seegi doono Kulanka Champions leaquega Ee Liverpool

0
Tuesday September 16, 2014 - 11:19:45 in by salman abdi
  • Visits: 964
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxaa Ka jira in Difaaca Kooxda Liverpool uu Seegi doono Kulanka Champions leaquega Ee Liverpool

    29 jirkan ayaa seegay kulankii horyaalka ee Liverpool guuldaradu ka soo gaadhay kooxda Aston Villa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

29 jirkan ayaa seegay kulankii horyaalka ee Liverpool guuldaradu ka soo gaadhay kooxda Aston Villa.


Difaaca kooxda Liverpool ee Martin Skrtel ayaa dhaawac ku seegidoona kulanka Champions Leaquega ee ay Liverpool Anfield talaadada kula ciyaari doonto kooxda Ludogorets inkasta oo uu tababarka ku soo laabtay.

29 jirkan ayaa seegay kulankii horyaalka ee Liverpool guuldaradu ka soo gaadhay kooxda Aston Villa. Dejan Lovren iyo Mamadou ayaana ku bilawday difaaca labadkii kulan ee ugu danbeeyay.

Rodgers oo ka hadlay arinta Skrtel ayaa yidhi: "Martin aad ayuu u shaqaynayaa, shalay ayuu tababarka kooxda ku soo biiray sifiicana wuu u shaqaynayaa. Kulanka Champions Leaquegu aad ayuu ugu soo degdegay laakiin wuxuu diyaar u noqon doonaa kulanka West Ham”.Liverpool ayay sidoo kale dhaawac kaga maqan yihiin Daniel Sturridge, Joe Allen,Emre Can,Glen Johnson iyo Jon Flanagan. 


Contact@afkashacabka.com