Liiska Kooxaha Caawa Fooda isku Daraya Kulanka Koobka Champions League.

0
Tuesday September 16, 2014 - 11:28:23 in by salman abdi
  • Visits: 1072
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Liiska Kooxaha Caawa Fooda isku Daraya Kulanka Koobka Champions League.

    Wax badan ayaan sugaynay inuu dib u bilaamo koobka kooxaha qaarada Yurub ee Champions Leaquega oo aynu xiisihiisii muddo moogayn.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wax badan ayaan sugaynay inuu dib u bilaamo koobka kooxaha qaarada Yurub ee Champions Leaquega oo aynu xiisihiisii muddo moogayn.

 

 Waxaa sidaan ka warqabno habeen danbe bilaaban doona Champions Leaquega waxaana heerkiisa groupda ku tartami doona 32 kooxood. Haddaba waxaan halkan idiinku soo gudbin doonaa kulamda ugu soo horeeya ee talaadada la ciyaari doono iyo waliba waqtiyada ay dhici doonaan.

Waxaa habeen danbe ciyaari doona 16 kooxood oo min laba isku haleeli doona waxayna dhamaantood ka tirsan yihiin groupda A,B,C iyo D.Dhaman kulamadani waxay dhici doonaan talaadada (16/09/2014) marka ay saacada Geeska Afika tahay 9:45 pm ama 19:45 GMT.

Group A:

OlympiacosVsAtletico Madrid:kulankan ayaa ka dhici doona garoonka kooxda Olympiacos ee Stadio Georgios Kraiskakis.

JuventusVsMalmo:Juvetus ayaa kooxda ree Sweden ee Malmo ku soo dhawan doonta garoonkeeda.

Group B:

Liverpool vs Ludogorets:Waxaa lagu ciyaari doonaa garoonka Liverpool ee Anfield.

Real Marid vs Basel:Kooxda koobkan difaacanaysa ee Real Madrid ayaa kooxda Basel ku soo dhawayn doonta garoonkeeda Santiago Bernabeu.

Group C:

Monaco vs Leverkuson:Waxaa lagu ciyaari doonaa garoonka kooxda ree France ee Monaco ee Stade Louis II.Benfica Vs Zenit:Kooxda Benfica ayaa gurgeeda Stadio do Sport lisbao Benfica ku marti galindoonta kooxda Zenti.

Group D:

Galatasaray vs Anderlecht,kooxda ree Turkey ee Galatasaray ayaa garoonkeeda Ali Sami Yen Spor ku soo dhawayn doonta kooxda ree Belgium ee Anderlecht.

Dortmund Vs Asenal:Kooxda ree Germany ee Borussia Dortmund ayaa gurigeeda ku marti galindoota kooxda gunners.


 

Afkashacabka / Cayaaraha
Contact@afkashacabka.com