War Deg Deg Ah: Madaxweyne Siilaanyo Oo Goor Dhaw La Filayo In Uu Soo Eego Gurigii Meydka Laga Helay Iyo Waliba In Uu Usoo Tacsiyadeeyo Qoyskii Ay Ka Baxday Marxuumadu

0
Monday March 03, 2014 - 12:48:19 in by London Office
  • Visits: 924
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah: Madaxweyne Siilaanyo Oo Goor Dhaw La Filayo In Uu Soo Eego Gurigii Meydka Laga Helay Iyo Waliba In Uu Usoo Tacsiyadeeyo Qoyskii Ay Ka Baxday Marxuumadu

    War Deg Deg Ah: Madaxweyne Siilaanyo Oo Goor Dhaw La Filayo In Uu Soo Eego Gurigii Meydka Laga Helay Iyo Waliba In Uu Usoo Tacsiyadeeyo Qoyskii Ay Ka Baxday Marxuumadu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah: Madaxweyne Siilaanyo Oo Goor Dhaw La Filayo In Uu Soo Eego Gurigii Meydka Laga Helay Iyo Waliba In Uu Usoo Tacsiyadeeyo Qoyskii Ay Ka Baxday Marxuumadu
War Deg Deg Ah: Madaxweyne Siilaanyo Oo Goor Dhaw La Filayo In Uu Soo Eego Gurigii Meydka Laga Helay Iyo Waliba In Uu Usoo Tacsiyadeeyo Qoyskii Ay Ka Baxday Marxuumadu

War Deg Deg Ah: Madaxweyne Siilaanyo Oo Goor Dhaw LaFilayo In Uu Soo Eego Gurigii Meydka Laga Helay Iyo Waliba In Uu Usoo Tacsiyadeeyo  Qoyskii Ay Ka BaxdayMarxuumadu

 

Hargaysa (AFKwaxaa la filayaa in goor dhaw madaxwynahasomaliland  Axamed Maxamed Maxamuud (Siilaanyouusocdaal kadis  ah ugu baxo gurigii shalay laga soo helay meydkaiyo waliba in uu soo eego xaalda cisbitaalka guud.

Madaxwyne silaanayo ayaa raba in uu u kuur galo  si uuindhihiisa ugu soo arko falkii shalay ka dhacay guri ku yaalaxaafada News hargaysa oo lagu xabaalay gabadh reerSomaliland ah  usbuuc ka hor.

Si kastba ha ahatee madaxweyne siilaanyo ayaa ah madaxweyneka war haya shacabkiisa iyo umadii soo doortaytanina waxynoqonaysaa mid uu ka tiiraanyaysan yahaywaxaana la filayaainuu usoo tacsiyadeeyo qoyskii ay ka baxday marxuumada ladilay.

Isha Ku Hay Shabaka Caalamiga Ah Ee Afkshacabka.com


Afkashacabka.com

Hargaysa Office

Contact@afkashacabka.com