Badhasabka Gobolka Togdheer Maxamed Muuse Diiriye Ayaa Maanta markii ugu horeysay Kormeer Ku Soo Maray Aqalka Madaxtooyada Burco oo dib u dhis ka socdo +SAWIRO

0
Monday March 03, 2014 - 21:06:17 in by Super Admin
  • Visits: 1334
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Badhasabka Gobolka Togdheer Maxamed Muuse Diiriye Ayaa Maanta markii ugu horeysay Kormeer Ku Soo Maray Aqalka Madaxtooyada Burco oo dib u dhis ka socdo +SAWIRO

    Kormeerkan Ayaa La Xidhiidhay Sidii Badhasaabku U Soo Ogaan Lahaa Halka Dhismaha Aqalkani Marayo, Waxaana badhasabka kormeerkiisan ku Wehelinayey Agaasimaha Aqalka Madaxtooyada Burco Mudane Yasiin Maxamed Shide (YasinX) iyo...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kormeerkan Ayaa La Xidhiidhay Sidii Badhasaabku U Soo Ogaan Lahaa Halka Dhismaha Aqalkani Marayo, Waxaana badhasabka kormeerkiisan ku Wehelinayey Agaasimaha Aqalka Madaxtooyada Burco Mudane Yasiin Maxamed Shide (YasinX) iyo...


Badhasabka Gobolka Togdheer Maxamed Muuse Diiriye Ayaa Maanta markii ugu horeysay Kormeer Ku Soo Maray Aqalka Madaxtooyada Burco oo dib u dhis ka socdo

Kormeerkan Ayaa La Xidhiidhay Sidii Badhasaabku U Soo Ogaan Lahaa Halka Dhismaha Aqalkani Marayo, Waxaana badhasabka kormeerkiisan ku  Wehelinayey Agaasimaha Aqalka Madaxtooyada Burco Mudane Yasiin Maxamed Shide (YasinX) iyo maayarka Burco Maxmed Muraad.

Agasimaha Aqalka Madaxtoyada Burco Mr Yasin Oo Ka Hadlay Halka Uu Marayo Dhismaha Gurigani Ayaa Shegay Inuu Wakhtigani Gabo Gabo Ku Dhow Yahay Isla Markaasna Dhawaan Xadhiga Laga Jari-Doono.

Yasiin Maxamed Shide Ayaa Sidoo Kale Xukumada Uu Hogamiyo Madaxwayne Axmed Silanyo Ku Hanbalyeeyay Hirgalinta.

Badhasabka Gobalka Togdheer Maxamed Muuse Diiriye Ayaa Isaguna Dhankiisa Amaan Baladhan Usoo Jeediyay Agasimaha Aqalka Madaxtoyada Togdheer Oo uu Ku Tilmaamay Masuul Howlkar Ah Una Diyaar Sidii Uu Horumar Ugu Soo Kordhin Lahaa Gobalka Togdheer.

Si Kastaba Ha Ahatee Dhismaha Aqalka Madaxtoyada Burco Ayaa Isagu Wakhtigani gebogebo ku dhow, Waxaana Kaalin Muhiim Ah Ka Ciyaaray Sidii Loo Hirgalin-Lahaa Aqalkani Agasimaha Aqalkaasi Mudane Yasiin Maxamed Shide YASIN X.





Afkashacabka.com

Burco /Office

Contact@afkashacabka.com