Dhamaan Jaaliyada Ku Dhaqan wadanka Ingriiska magaalada birmingham waxay Tacsi tiraanyo leh u Dirayaan Ilma Siciid Ayaanle. Birmingham
Dhamaan Jaaliyada Ku Dhaqan wadanka Ingriiska magaalada birmingham waxay Tacsi tiraanyo leh u Dirayaan Ilma Siciid Ayaanle.
Birmingham
Dhamaan Jaaliyada Ku Dhaqan wadanka Ingriiska magaalada birmingham waxay Tacsi tiraanyo leh u Dirayaan Ilma Siciid Ayaanle.
Birmingham (Afkashacabka.com)----
1•Maxamed xuseen Geelle Iyo xaaskiisa Sahra Ciise ooglle Iyo dhamaan caruur tooda.
2•Ibrahim faarax Iyo Caasha Ciise ooglle .
3•Maxamuud Ismaciil bare Iyo xaaskiisa.
4•Yuusuf Maxamed Cali.
5• Axmed Xasan xuseen
6• Cabdilahi Cismaan samsamle Iyo xaaskiisa.
7•Axmed jiciir Timir doon Iyo Cali Timir doon.
8• Saleebaan cileeye.
9•Khader Cilmi yare Iyo xaaskiisa.
10• Cabdilaahi Xine Iyo Xaaskiisa.
Dhamaan dadkaas oo dhami Waxay Tacsi tiraanyo leh u diryaan Ilma Siciid Ayaanle oo Walaashood ku geeriyootay magaalada Hargeyaa ee caasimada Jahmuuriyda somaliland.
Waxay ilahay Uga baryayaan Inuu Samir Iyo imaan ka siiyo marxuumada gacanta ka garata Darani Dishay yadana janadii farduusa ka waraabiyo.
Amiin amiin amiin.