Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo xilkii u kala Wareejiyay Xeerilaaliyahii Hore iyo kan Cusub ee Gobolka Awdal

0
Thursday October 23, 2014 - 22:59:42 in by salman abdi
  • Visits: 805
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo xilkii u kala Wareejiyay Xeerilaaliyahii Hore iyo kan Cusub ee Gobolka Awdal

    Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka Somaliland Md. Xasan Aadan ayaa maanta xilkii xeer ilaaliyenimo ee gobolka Awdal u kala wareejiyay xeer ilaaliyahii hore ee Gobolka Awdal Md. Cabdilaahi Maxamed Cali iyo Xeer ilaaliyaha Cusub ee gobolka Awdal loo soo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka Somaliland Md. Xasan Aadan ayaa maanta xilkii xeer ilaaliyenimo ee gobolka Awdal u kala wareejiyay xeer ilaaliyahii hore ee Gobolka Awdal Md. Cabdilaahi Maxamed Cali iyo Xeer ilaaliyaha Cusub ee gobolka Awdal loo soo magacaabay Md. Cabdi Haybe Cilmi.

 

Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka Somaliland Md. Xasan Aadan oo madashan ka hadlay ayaa sheegay in xafiiska xeer ilaalintu uu yahay Bu’da qaranka isla markaana uu xidhiidhiyo hayadaha kala duwan ee garsoorka, isla markaana ay ku hawlan yihiin sidii ay u tahayn lahaayeen shaqaalaha garsoorka iyo xarumaha ay ku shaqeeyaan si ayuu yidhi ay dadku u helaan adeeg dhinaca garsoorka ah oo cadaalad ku salaysan.


Xeer Ialalayihan Ayaa La Filayaa Inu Wax Badan Ka Badali Doono Hab Usocodka Garsoorka Gobolka Awdal Iayada Oo Bulshadu Udgatagayaan Xeer Ilalayaha Cusub Kana Suga Inuu Mamula Kisiska Ku Jira Maxkamada Una Waddo Sida ay Cadaladu Ku Dhantahay.


Contact@afkashacabka.com