Hanbalyo……. hanblyo …………….Hanbalyo…………… Meher Wacan
ku negaada samo wacan
farxad iyo samu kugaadha arooskiina
idinkoo isku duuban noola abidkiin
Hanbalyiyo salaanbaan daruuraha dhexdoodiyo
Hawadaa idiin soo dul marineee
Anagoo Kala Ah
Weriye Shaafici Maxamed Ibraahim
Weriye Axmed hanad Guray Baqaye
Jamaal Cabdale Ismaaciil
Axmed Barakaad
Maxamed jesto
Weriyed Xamd xaaji October
Sagal Axmed Xirsi(Sagal Specail)
Ayaan Fu,aad Yuusuf
Amran Siciid Yuusuf
Hotma Siciid yuusuf
Waxaan Halkan Hanbalyo Farxad iyo Rayn rayn Ku dheehantahay uga Diraynaa Walasheen Huda Siciid Yuusuf Iyo C/risaaq Axmed Faarax(Diinaani) Oo uu Meherkoodu Ka dhacay Magaalada Burco.
Waxaanan Leenahay gurigiinu
guri khayr guulaw ka yeel
ku negaada samo wacan
farxad iyo samu kugaadha arooskiina
idinkoo isku duuban noola abidkiin
Hanbalyiyo salaanbaan daruuraha dhexdoodiyo
Hawadaa idiin soo dul marineee
Samo kuwaara…….. Amiin…………………. Amiiin ………….Amiin
Hanbalyo……. hanblyo …………….Hanbalyo…………… Meher Wacan
ku negaada samo wacan farxad iyo samu kugaadha arooskiina idinkoo isku duuban noola abidkiin Hanbalyiyo salaanbaan daruuraha dhexdoodiyo Hawadaa idiin soo dul marineee