Tabaraha Nolasha Si Diiran Loogu Soo Dhoweeyay Magaalada Boorame (Daawo Sawirada)

0
Saturday November 22, 2014 - 18:32:01 in by Burco Office
  • Visits: 1219
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tabaraha Nolasha Si Diiran Loogu Soo Dhoweeyay Magaalada Boorame (Daawo Sawirada)

    Waxa maanta si ballaadhan loogu soo dhaweeyey magaala madaxda Gobolka AWDAL ee Borama Tabobare Mohamed Cumar Cismaan oo shir caalami ah kaga qeyb galey magaalada Istanbul ee waddanka Turkiga ,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa maanta si ballaadhan loogu soo dhaweeyey magaala madaxda Gobolka AWDAL ee Borama Tabobare Mohamed Cumar Cismaan oo shir caalami ah kaga qeyb galey magaalada Istanbul ee waddanka Turkiga ,



10376931_1541351979415421_4083300837681134945_n
shirkaas oo magiciisu ahaa "The Incredible Voices” oo ay kasoo qeyb galayeen badi haldoorka somalida iyo ajaaniib fara-badan.

Soo dhaweyntan oo aheyd mid heer sarreysa ayaa waxa Dila kaga hor yimi tabo-baraha qaar Bulshada reer borama oo aan u kala hadhin soo dhaweyntiisa.

Waxa markii dambe wafdiga iyo dadkii soo dhaweeyeyba isugu biyo shubteen Hotel RAMAD ee magaalada borama, halkaas oo uu kala hadlay una jeediyey hadallo mahad celin iyo dhiiri gelin ah.
isagoo ka sheekeeyey safarkiisii iyo waxyaabihii uu ka sheegay shirarkii is daba joogga ahaa ee uu galey.

10403050_1541351746082111_3495064587144550724_n10376931_1541351979415421_4083300837681134945_n10375052_1541351269415492_6715000135185068710_n560220_1541351432748809_6858343801966963547_n

 

contact@afkashacabka.com