Inaa-Lilaahi -Wa Inaa-Ileyhi-Raajucuun , Alleh Haw Naxariisto Chief Caaqil Cabdi Hadoodil
- Visits: 1138
- (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
- 0 0
-
Share
Anaga oo ah Sacad Cali Kaahin [Sacad plucky] Waxaanu Tacsi tiiraanyo leh udireynaa qoyskii, qaraabadii iyo dhamaan shacabka reer Somaliland
Geeridii
naxdinta laheyd ee ku timi Chief Caaqil Cabdi Mohamed Cigaal ( Abdi
Hadoodil ) oo Shalay oo taariikhdu ahay 20/03/14 ku geeriyoodey shil baabuur
Waxaanu Marxuunkaa Ilaahay uga baryeynaa in uu Ilaahay Naxariistiisii Janatul
fardowsa ka waraabiyo Ubadkiisii, Eheladiisii, Asxaabtiisii iyo Dhamaan
shacabka reer S/landna uu samir iyo iimaan alleh ka
siiyo. AAMIIN = Aamiin = AAMIIN.