Hanbalyo Arooska Siciid Ibraahim Dhagaweyne iyo Marwadiisa Ayaan Cumar Aw Muuse

0
Monday February 02, 2015 - 08:01:46 in by salman abdi
  • Visits: 1244
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hanbalyo Arooska Siciid Ibraahim Dhagaweyne iyo Marwadiisa Ayaan Cumar Aw Muuse

    Dhammaan Dadka hoos ku qoran oo kala Jooga Addunka Daafihiisa Waxay Lammaanahaasi ugu Ducaynayaan (بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhammaan Dadka hoos ku qoran oo kala Jooga Addunka Daafihiisa Waxay Lammaanahaasi ugu Ducaynayaan (بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير)

Hanbalyo Aroos Wacan

1.Abo Cumar aw museHoyo khadra Cumar Xajixirsi

2.Maxamed Cumar Aw muse iyo xaskisa carurtiisa

3.Mustafe cumarAw muse iyo xaskisa carurtisa

4.CabdiRaxman Cumar Aw muse iyo xaskisa carurtisa

5.Axmed Nur Cumar Awmuse

6.CabdiQadir Cumar Aw muse

7.Jawahir cumar Aw Muse

8.Samira cumar Aw Muse iyo Carurteda

9.Sucad Cumar Aw Muse iyo Odeygeda Carurteda

10.Raxma Cumar Aw Muse

 

Dhamaan dadkaasi oo kala jooga USA Somaliland waxay hambalyo Aroos u dirayaan Boqorka iyo Boqorada, Mudane Siciid Ibraahim Dhagaweyne iyo Marwo Ayaan Cumar Aw Muuse oo arooskoodu ka dhacey Habeenkii xaley 31/01/2015 Magaalada Hargeysa,waxaanay leeyihiinn gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu farax Noqda labadii isku waara ee ubad kheyr qaba kala hela waxayna ugu duceynayaan Ducadii Rasuulka CSW"Baarakalaahu lakum, wa baarka(Caleykum wa jamaca beynakum filkhery”

(بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير)