Tacsi 'Inaallilaahi wa inaalilaahi raajicuun Gudoomiyahii Beelaha Habar jeclo

0
Sunday March 23, 2014 - 22:44:41 in by salman abdi
  • Visits: 1170
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsi 'Inaallilaahi wa inaalilaahi raajicuun Gudoomiyahii Beelaha Habar jeclo

    Tacsi ''Inaallilaahi wa inaalilaahi raajicuun Gudoomiyahii Beelaha Habar jeclo Marxuun Maxamuud Maxamed Jaamac(Gaadhi jiidh) oo 23/03/014 ku geeriyooday Magaalada Burco

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tacsi ''Inaallilaahi wa inaalilaahi raajicuun Gudoomiyahii Beelaha Habar jeclo Marxuun Maxamuud Maxamed Jaamac(Gaadhi jiidh) oo 23/03/014 ku geeriyooday Magaalada Burco Tacsi ''Inaallilaahi wa inaalilaahi raajicuun
Dhamaan Gudida Beelaha Habarjeclo waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan Bulshada somaliland qoyskii qaraabadii iyo eheladii uu ka baxay,Gudoomiyahii Beelaha Habr jeclo Marxuun Maxamuud Maxamed Jaamac(Gaadhi jiidh) oo 23/03/014 ku geeriyooday Magaalada Burco
waxaanay Ilaahay uga baryayaan in samir iyo iimaan inaga siiyo dhaamaanteen isagana janadii fardawsa ilaahay ka waraabiyo,qoyskiina samir iyo iiimaan ale ka siiyo.Aamiin
Magacyada Gudida,Diiriye Jaamac Cabdi,Maxamuud X. Cali Samatar,Jaamac Maxamed Ducaale(Foos),C/raxmaan Maxamuud Qaloonbi(Cago),Xasan Nuux Maxamuud,Maxamuud Maxamed Jaamac,Abokor Cumar Aadan Dibi,C/raxmaan Ibraahin Cali,Axmed X.Aadan sheeri,Maxamed Aadan Jaamac (Cuteer),Mahad Maxamed Cawaale,Bare Maxamed Ismaaciil,Saleebaan Maxamuud Cali,Cawil Yuusuf Cali,Mahad Nuux Xuseen,Cismaan Jamac Xirsi(Dhoktor),Xasan C/laahi Axmed (Xasan Mataan)
Sidoo kale waxa tacsi taa lamid ah diraya''Caaqi Aadan Salaad Jaamac,Aqoonyahan Siciid Cabdi Nuur jaamac,Maxamed X.Cali samatar,Axmed Abokor Xirsi cadaan,Salaal ismaaciil Maxamed,C/xaakim Jammac C/laahi,Axmed Muuse maxamed(Sakaaro)