Wargalin Aas

0
Sunday March 23, 2014 - 22:50:34 in by salman abdi
  • Visits: 1016
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wargalin Aas

    Gudidada Beelaha ahabar jeclo waxay dadwayanaha reer somaliland ogaysiinayaan in maalinta beri laga soo qayb galo aaska Gudoomiyihii hore ee beelaha habar jeclo Maxamuud Maxmed jaamac (Gaadhi Jiidh)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudidada Beelaha ahabar jeclo waxay dadwayanaha reer somaliland ogaysiinayaan in maalinta beri laga soo qayb galo aaska Gudoomiyihii hore ee beelaha habar jeclo Maxamuud Maxmed jaamac (Gaadhi Jiidh)
 oo magaalada Burco ku geeriyooday in maalinta beri ah lagaga tukan doono Masjid jaamac magaalada Burco laguna aasi doono Xabaalaha wershada ilays.