Axmed Dacawo Taliyihii Hore Ee Wajaale Ee Calanka Kulmiye Eeyda Uu Xidhi Jiray Oo Markii Tii Laga Saamaxay Hadana Usoo Dhigtay Inuu Soo Faqo Colaad Sokeeye Oo Kala Dilo Dadka Walaalaha Ah

0
Tuesday March 25, 2014 - 07:01:24 in by London Office
  • Visits: 1913
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Axmed Dacawo Taliyihii Hore Ee Wajaale Ee Calanka Kulmiye Eeyda Uu Xidhi Jiray Oo Markii Tii Laga Saamaxay Hadana Usoo Dhigtay Inuu Soo Faqo Colaad Sokeeye Oo Kala Dilo Dadka Walaalaha Ah

    Axmed Dacawo Taliyihii Hore Ee Wajaale Ee Calanka Kulmiye Eeyda Uu Xidhi Jiray Oo Markii Tii Laga Saamaxay Hadana Usoo Dhigtay Inuu Soo Faqo Colaad Sokeeye Oo Kala Dilo Dadka Walaalaha Ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Axmed Dacawo Taliyihii Hore Ee Wajaale Ee Calanka Kulmiye Eeyda Uu Xidhi Jiray Oo Markii Tii Laga Saamaxay Hadana Usoo Dhigtay Inuu Soo Faqo Colaad Sokeeye Oo Kala Dilo Dadka Walaalaha Ah

Axmed Dacawo Taliyihii Hore Ee Wajaale Ee Calanka Kulmiye Eeyda Uu Xidhi Jiray Oo Markii Tii Laga Saamaxay Hadana Usoo Dhigtay Inuu Soo Faqo Colaad Sokeeye Oo Kala Dilo Dadka Walaalaha Ah

Taarikhda waa qalin aan duugoobin waxaanay ku gashaa  laba dhinac oo kala ah dhinac madow iyo mid dahab ah oo ay  dadku kugu maamuusan.Sidaas oo ay tahay waxaa jiraa dalkeena kuwoo  wali ku jiraa dagaal sokeeye oo laga soo gudbay xiligiisi,waxanay taasi inaa tusaysa inay wali jiraan dad uu ciilan aar-goosi daad ban oo raadinaaya jaanis ay mar uun uu helaan cid ay beri wax kala tirsanaayeen.hadaba waxaa wax aad loola yaabo ah hadaad uu fiirsato dadka qaarkood oo maanta aan qaadi Karin,waxaan si weyn ulaa yaabanay dawladan wakhtogan xilka haysaa dadka ay xilka uu dhiibtay taarikhdana ka xumaynaya madaxweyne siilaanyo,waayo maanta haday dawladu ama ciidanka police wax sammeyan waxaa markiiba ceebtaasi dusha ka saran tahay xukuumadda uu hoggamiyo madaxweyne siilaanyo.

Waxan maanta la yaabanay taarikh xumida iyo caqli darada haysaa qaarka ka mid ah saraakisha police siba nin lagu magacaabo axmed dacaawo oo hadda ah taliye jooga xaafada qudhac-dheer oo uu hada kula jiro dagaal aar-goosi ku salaysan si cadaawadi ku dheehan tahayna uu isticmaalayo dirayska qaranka astaanta uu ah.

Sidoo kale ninkani wuxuu dawladii rayaale ahaa taliyaha degmada wajaale oo uu sib a

‘an oo aad uu fool xun uu ula dagaalami jiray masuuliyinta Kulmiye ee degmadaas iyo cid walbaa oo soo marta gobolkaas,waxaa kale oo uu calanka astaanta uu ah Kulmiye uu xidhi jiray Eyda isaago ku raali gelinaaya marwadii hore ee qaranka huda barkhad oo la sheegay inuu ka amar qaadan jiray.halka dawladan siilaanyo ay kasoo bedeshay markii ay colaad ka dhamaan wayday degmada wajaale oo ay wadaa degaan dad walaalo ah isaago isaagu ku qadeeya cayda beesha uu jasoo jeedo oo uu ku sheego dad duulaanku hayaa beesha reer nuur.

Xukuumadan ayaan masuulkan ruqsayn iyaado ku samayn aar goosi toona balse usoo bedeshay caasimada Somaliland gaar ahaanna waxay ka dhigtay taliye xafadeed isaago markiiba   bilaabay kooxaysi isaago ka maarmay ciidamada kadib markii ay isku khilaafeen,sharciga police wuxuuna dadka ka guran jiray laaluush isaaago samaystay koox budh-cad ah oo dadka usoo qab-qabata wuxuuna ahaa nin  ku maamay laaluushka oo qofkasta oo lasoo xidho ka dooni jiray lacag baad ah waxayna kooxda budh xafadeedku ku  sheegan mid dadka ka xiga sharciga.waxayna arrintani soo shaac baxday markay faraha la galeen nin suxufi ah oo qaranka uu shaqeeya isaago doonay inuu xabsi ku rido balse ay markiiba dunidu ogaatay.waxana mar qudhaa lagu war helay budh cad xafadeed lexaad leh oo halis gelisay xaafada iyo aageedaba waxana maalin kadib si faahfaahsan uga hadlay werihii lagu kaxaystay jujuubka isaagon wali agar taliye samaystay budh cad hadana sharciga xidhan.Waxaan la yaabanay nin aar-goosi ka wadaa xaafadda qudhac-dheer kaaso aad moodo inuu ku jiro ar-goosi kaaso mudaadi uu joogay saldhiga qudhac dheer sameeay falal badan oo anaan halkaan ku xusayn sabab akhlaaqeed awgeed,sidaa oo kale waxaa uu masuulkani ku dhaqmaa wax yaabo  hadda laga soo gudbay waana nin dagal oogge ah isaago doonaaya inuu maalin walbaa cuqdaad iyo naxli uu keeno dadka ka ag dhow ninkan ayaa laga soo bedelay xaafadda kilaalka la yidhaahdo isaago ninka dirayska ku qaadhaabtaa waagii xukuumaddi uu hoggaaminaayey madaxweynihii hore ee dalka Riyaale uu ahaa nin uu dhaggo nugul marwadii uu qabay madaxweynihii hore isaago ahaa ragii calanka kulmiye uu xidhi jiray eeyda magaalada Wajaale ,lama ogga sababta dhabtaa ah ee ninkani ku jeeno inuu maalin walbaa caayo beel weyntaa gar-xaajis gaar ahaana beesha ciida-gale wuxuuna maalin walbaa soo xidhaa odayaal kasoo jeeda beesha ciidagale isaago aan geyn maxkamadda iyo meel kale toona balse ku baadha meesha isaago ka dalbadaa madax furaasho,wuxuuna la shir yimmi wax aan wali dalka looga baran sarakiisha ciidamadda police ka wuxuuna ninkani runtii dheeraad ku yahay askarinimada wuxuuna meel kagaaga dhacay sharaftii iyo karaamadii ay lahayd sarkaalnimaduu,Waxan jecelay inaan ku waaniyo maanso uu tiriyey alle ha uu naxariiste maxamed xaashi dhamac gaariye

Dig dheh deelka maansada
Tixo Dir iyo Daabaca
Isku duubni wadareed 
Ha ka dido shan-xuubluhu
Arrin waa la diga rogey
Doonyihii la raran jirey 
Markab baa ka daba yimi
Cirka haadda duushaa
Ka duuduubte samadii
Waxa helay Dayuurado
Dejey baalashoodii
Daacuunki firidhkiyo 
Daaniyii dhaqaalaa
rag duraa ku soo baxay
Kuwa daafka fidiyiyo
Dablayaasha dhimanoow
Digtoonaada way kane

Qalinkii

Daahir warsame Guuleed

Hargeisa/Somaliland