Daawo: Suldaanka Guud ee Somaliland oo soo Dhoweeyey Haddi muddo kordhin ay u sameeyaan Xukuumadda Komishanka iyo Guurtidu
"Haddii Muddo Kordhin Timaaddo Waanu Ogol Nahay" Suldaan Maxamed Sul. C/qaadir
Suldaanka guud ee Somaliland, Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa sheegay inuu taageersan yahay in xukuumadda talada haysa loo sameeyo muddo kordhin.
Suldaanka ayaa sidaa ka sheegay Munaasibad qado sharaf ahayd oo uu Hargeysa kaga qayb-galay