Daawo: Guddomiyekuxigenka 2aad ee Golaha Wakiilada oo ka Gaabsaday Wararka Shegaya inu is Casilayo Guddomiye cirro

0
Monday February 16, 2015 - 16:07:54 in by salman abdi
  • Visits: 542
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Guddomiyekuxigenka 2aad ee Golaha Wakiilada oo ka Gaabsaday Wararka Shegaya inu is Casilayo Guddomiye cirro

    Guddomiyuhu Wuxu shegay in su'ashaas la waydiiyo gudomiyaha balse anu goluhu waxba kala socon arrintaas, isago sido kalena ka waramay wefti caalami ah oo kulan la qaatay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddomiyuhu Wuxu shegay in su'ashaas la waydiiyo gudomiyaha balse anu goluhu waxba kala socon arrintaas, isago sido kalena ka waramay wefti caalami ah oo kulan la qaatay

Guddoomiye Kuxigeenka Labaad Ee Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay Hadalo Ay Maalmihii Udanbeeyay Ay Qorayeen Warbaahinta Qaar Kuwaasi Oo Sheegayay In Gudoomiye Ciro Uu Iska Casilayo Jegeda Gudoomiyanimo Ee Golaha Wakiilada Somaliland

Sidoo Kalana Gudoomiye Ku Xigeenka 2aad Ee Golaha Wakiilad Somaliland Waxa Uu Ka Warbixiyay Kulan Uu La Qaatay Laba Safiir Oo Ka Socday haayada Caalamiga ah.