Shir Baladhan Oo Ayaa Tashiya Oo Xisbiga Ucid ee Dalka Yurub Oo ay Ku Yeeshen Caasimada Filand‏

0
Monday February 16, 2015 - 23:24:48 in by salman abdi
  • Visits: 621
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shir Baladhan Oo Ayaa Tashiya Oo Xisbiga Ucid ee Dalka Yurub Oo ay Ku Yeeshen Caasimada Filand‏

    Waxaa maanta kulan isugu yimid Xubnokatirsa Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka UCID laanta Filand oo ay ku soo biireen taageerayaa miisan culus kuleh wadanka filand

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa maanta kulan isugu yimid Xubnokatirsa Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka UCID laanta Filand oo ay ku soo biireen taageerayaa miisan culus kuleh wadanka filand

Xubnahaas oo ay hogaaminaysay Gudoomiyaha Abaabulka Qaarada yurub Marwo Samia Muse waxa kale oo ka mid ahaa Masuulinti Sare Ee Xisbiga Ucid Finland O Hogaaminayay Gudoomiye Ku Xigeenka Xisbiga Ucid Finland Mr ABDI YUUSYF iyo Godomiye Ku Xigeenka Waqooyiga Yurub Marwo HODAN ADAN ABDI Iyo Gudoomiyaha Waci Galinta laanta Filand MARWO IFRAAH MOHAMED CISMAN.

Waxa kale Sharaf noo ahayd in ay ka soo qayb galeen Shirkaas Masuuliyntii hore uga tirsanaanjiray Xisbiga Cadaalada Daryeela oo runtii ahaa rag Miisaan culis ku lahaa waqtigii ay hogaanka u hayeen Xisbiga Laanta Filand Waxaana ragaa ka mid ahaa

1-Mudane ISMAACIIL DIGAALE oo haa gudoomihii hore ee abaabulka laanta filand

2- Mudane XASAN CUMAR oo isna ahaa gudoomiye xigeenkii hore

iyo taageerayaal badan oo ku soo biiray Xisbiga oo isugu jiray Odayaal Dhaqameed iyo Dhalinyaro Waxaa kale oo ka soo Qaybgalay Xildhibanad u sharaxan Doorashada Baarlamaanka Yurub kana tirsan Xisbiga SDP da ee Wadanka Filand oo Xidhiidh wanaagsan laleh Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka UCUD Magaceeda layidhaa MIRKA VAINIKKA Waxanay balanqaaday in ay sii xoojindoonto Wada shaqaynta labada xisbi waa UCID IYO SDP oo katisan wadanka filand Waxa kale oo ay ka wada hadleen sidii wax uga wada qaban lahayeen ka hortaga cunsiriyadab iyo Sidii ay ugu soo badhigilahayd raadinta Citiraafka Somaliland Xisbiga ay ka tirsantahay EE SDPda.

Waxaa uu shirkani ku dhamaaday Jawi aad u fiican waxana lagu balamay shirdanbe iyo Soo dhawaynta Gudoomiha Xisbiga FASAL CALI WARABE,

Marka uu ku soo laabto wadanka oo ku beegan 4.3.2015




Contact@afkashacabka.com