Daawo : Wasiirka Biyaha Oo Faahfahin Ka Biixiyay Masharaca Biyo Baladhan ee ay Wasaradaasi Waddo

0
Monday February 16, 2015 - 23:27:46 in by salman abdi
  • Visits: 697
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo : Wasiirka Biyaha Oo Faahfahin Ka Biixiyay Masharaca Biyo Baladhan ee ay Wasaradaasi Waddo

    Wasiirka Wasaarada Khayraadka Biyaha Mudane Xuseen Axmed Cabdule ayaa Maanta hor tagay Gudi hoosaadka Joogtada ee Golaha Guurtida.Waxaana uu ka warbixiyey halka ay marayaan hawlaha biyo galinta guud ahaan dalka gaar ahaana magaalooyinka Hargeysa Sayl

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Wasaarada Khayraadka Biyaha Mudane Xuseen Axmed Cabdule ayaa Maanta hor tagay Gudi hoosaadka Joogtada ee Golaha Guurtida.Waxaana uu ka warbixiyey halka ay marayaan hawlaha biyo galinta guud ahaan dalka gaar ahaana magaalooyinka Hargeysa Saylac iyo Laascaanood.



Contact@afkashacabka.com