Dhagayso: Waraysi Xiiso Badan Oo Radio Faani Wariyaheeda Nageeye Cali Khaliif La Yeeshay Fanaanada Ikraan Jaamac Ismaaciil.

0
Thursday March 12, 2015 - 20:20:16 in by Hargeysa Office
  • Visits: 1873
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhagayso: Waraysi Xiiso Badan Oo Radio Faani Wariyaheeda Nageeye Cali Khaliif La Yeeshay Fanaanada Ikraan Jaamac Ismaaciil.

    Waraysigan Ayay Fanaanada Ikraan Jaamac Ismaaciil Kaga Hadashay, Goortii Ay Fanka Soo Gashay Iyo Sidii Ay Ku Soo Gashay, Heesaha Ay Qaado Iyo Cidii Soo Qacan Qabatay, Sidoo Kalena Waxay Tallooyin U Soo Jeedisay Guud Ahaan Bahda Fanka. Waraysigan Waxa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waraysigan Ayay Fanaanada Ikraan Jaamac Ismaaciil Kaga Hadashay, Goortii Ay Fanka Soo Gashay Iyo Sidii Ay Ku Soo Gashay, Heesaha Ay Qaado Iyo Cidii Soo Qacan Qabatay, Sidoo Kalena Waxay Tallooyin U Soo Jeedisay Guud Ahaan Bahda Fanka. Waraysigan Waxaa Fanaanada Ikraan Jaamac Ismaaciil Magaalada Addis Ababa Kula Yeeshay Nageeye Cali Khaliif (Safiirka) Oo Ka Tirsan Idaacada Radio Fana. Halkan Ka Dhagayso Waraysigaasi Oo Dhamaystiran. Jeetaawi
Hargeysa