LONDON: Shirka Beesha Maxamed sh. isxaaq (CIBRAAN) Oo Qabanqaabadiisu Socoto Iyo Guddida Qabanqaabada Oo La Iclaamiyey.

0
Wednesday April 02, 2014 - 08:43:03 in by Super Admin
  • Visits: 1564
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    LONDON: Shirka Beesha Maxamed sh. isxaaq (CIBRAAN) Oo Qabanqaabadiisu Socoto Iyo Guddida Qabanqaabada Oo La Iclaamiyey.

    Waxa beryahan danbe ka so socdey cariga ingriiska shirar is daba jooga oo ay wadeen beesha maxamed shixi shaXaaq ee CIBRAAN.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa beryahan danbe ka so socdey cariga ingriiska shirar is daba jooga oo ay wadeen beesha maxamed shixi shaXaaq ee CIBRAAN. LONDON: Shirka Beesha Maxamed sh. isxaaq (CIBRAAN) Oo Qabanqaabadiisu Socoto Iyo Guddida Qabanqaabada Oo La Iclaamiyey.
 London:        

Waxa beryahan danbe ka so socdey cariga ingriiska shirar is daba jooga oo ay wadeen beesha maxamed shixi shaXaaq ee CIBRAAN.

29th Bishan aan ku jirto ayaa shir aad u weyn loo so qaban qaabiyey oo ka dhacay magalada London kaas oo dad gaadhaya qolol isgu yimadeen, halkaas oo ay isku af garteen in shirka bisha JUNE ka dhici doona London yahay mid beeshu u baahan tahay inay kaga tashato danaheeda u gaarka aha, waxa kale oo la isku af gartey inu shirka weyni noqon doona mid isku xidha beesha CIBRAAN ee qurbo joogta aha, 

14th June 2014 ee shirku weyni dhici doono  ayaa noqon doono mid isu keena qurba joogta kala degan Europe, America, iyo wadama carabata, casumadana u fidinaayo martida ka iman karta Somaliland.


Beeshan oo ku kala baahsan wadama qurbaha ah ayaa shirkani u noqon doona shirkii ugu horeyeey ee beshu ku qabsato magalada London sanadadi ugu danbeeyey.


Shirka beelaha CIBRAAN ay kaga hadli doonan horumarinta danaha beelahooda iyo isku xidhka cududa qurba jog ta.


Shirkan  oo loogu magacabo WADA TASHIGA IYO ISKU XIDHKA QURBO JOOGA waxa loogu baqaya inay ka soo qayb galaan dhaaman beesha meelkasta oo ay jogaan, cuqaasha, siyaasiytiin, aqoonyahada, dhalinyara, haweenka iyo wax garadka eek a soo jeeda beeshaasa.  


Sida ay la isku raacay ayaa shirkani noqon doona mid wada tashi ah oo qurbo joogta cibraan danahooda iyo masiirkooda kaga tashanayaan, waxana aasaas u ah isku xidhka qurbo joogta, iyo sidii qurbo joogtu wax u wada qabsan lahayeen, waxana u tari lahayeen wadankoodi Somaliland.





Rashid Jama

London Uk