Daawo: Guddiga Maamul Dejinta Somaliland oo ka kooban Dawladaha Hose iyo Dawladda Dhex oo kulan yeshay
Maayarada Dhowr Magaalo ayaa kulankaasi ka qaybqalay, Waxana kulankas ka maqnaa Guddomiyaha Guddigaasi Maamuldaadejinta oo ah Madaxweyne kuxigenka Somaliland oo safar shaqo ugu maqan Maraykanka iyo Kanada
Guddida Maamul daadejinta degmooyinka Somaliland ayaa maanta shir ku yeeshay xarunta Dawladda Hoose ee Hargeysa.
Kulankaasi ayaa waxa ka qayb-galay Maayarrada guud ahaan Magaalooyinka dalka iyo Agaasimayaasha guud ee Wasaaradaha ay arrintan khuseyso.