Guddomiye Cirro Oo Tacsi U Diraya Xoghayaha Khayraadka Waddani Axmed Cilmi Yare Oo Hooyadii Ku Geeriyootay Magaalada Burco.‏

0
Wednesday April 29, 2015 - 08:27:13 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddomiye Cirro Oo Tacsi U Diraya Xoghayaha Khayraadka Waddani Axmed Cilmi Yare Oo Hooyadii Ku Geeriyootay Magaalada Burco.‏

    Guddoomiyaha aqalka golaha wakiilada Somaliland sida oo kalena ah guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Md.Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Ciro) , hogaanka xisbiga iyo....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha aqalka golaha wakiilada Somaliland sida oo kalena ah guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Md.Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Ciro) , hogaanka xisbiga iyo....  dhamaanba taageerayaasha xisbiga Waddani, waxaa ay tacsi u dirayaan xoghayaha khayraadka dabiiciga ah Md.Axmed Cilmi yare oo hooyadii Shuun Xaaji Maxamuud ay ku geeriyootay magaalada Burco.

Md.Cadiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Ciro), waxaa uu uu marxuumada Illaahay uga baryeyaa in uu godka u nuuriyo, naxariistiisii janatul Fardawsa ka waraabiyo. Sida oo kalena uu ehalkii, qaraabadii iyo axsaabtii ay ka baxdayna samir iyo iimaan uu ka siiyo.

Innaa-Lillaahi Wa-Innaa-Illayhi Raajicuun.

Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani.


Md.Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Ciro).