Baaq ku socda shirkada somcable somaliland‏

0
Saturday April 05, 2014 - 18:03:23 in by Super Admin
  • Visits: 1589
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baaq ku socda shirkada somcable somaliland‏

    Anaga oo ah dhalinyarada ku Dhaqan Gobolada Somaliland waxaanu Baaq u Dirayna Maamulka Sare ee Shirkada Caalamiga ah ee dhanka internetka ee SOMCABLE Anaga oo ka codsanayna in ay Nogu so Dhakhsadan Adeega Inter netka Xawaarihisu Sareeyo Kaasi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Anaga oo ah dhalinyarada ku Dhaqan Gobolada Somaliland waxaanu Baaq u Dirayna Maamulka Sare ee Shirkada Caalamiga ah ee dhanka internetka ee SOMCABLE Anaga oo ka codsanayna in ay Nogu so Dhakhsadan Adeega Inter netka Xawaarihisu Sareeyo Kaasi Dhamaan waxaan halkan ka salamayna  warbahinta Madaxa  Banan ee somaliland ,

Anaga oo ah dhalinyarada ku Dhaqan Gobolada Somaliland waxaanu Baaq u Dirayna  Maamulka Sare ee Shirkada Caalamiga ah ee dhanka internetka  ee  SOMCABLE Anaga oo ka codsanayna in ay Nogu so Dhakhsadan Adeega Inter netka  Xawaarihisu Sareeyo Kaasi 

oo Anuu  Baahi Weyn u Qabno  Haday Noqoto Dhanka Waxbarashada , Dhaqaalaha,  Caafimadka , Warbaahinta ,Adeega Isgaadhsinta Casriga ah oo ay dhib weyni naga haysato  Marka lagula Xidhiidhayo Habka Casriga ah ee inter netka kaasi oo Cidhiidhi nagu ah 

Hadaba waxaanu Mar Labad Si Sharaf leh uga  Codsanayna  Maamulka Sare ee Shirkada Somcable  in ay nogu so Dhakhsadan Furista  iinter netka xawaalaha dheereya ee  Viberobics


Alla Mahad Leh 


Hassan Mohamed 

Hargeisa  Somaliland