Waxa Abwaan Qaasin Laga Hayaa Hadmuu Dooxii Herer Dekeddo Yeeshoo Dnu-buluq Laga Raacay Doonyaha

0
Monday April 07, 2014 - 09:45:17 in by salman abdi
  • Visits: 1383
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waxa Abwaan Qaasin Laga Hayaa Hadmuu Dooxii Herer Dekeddo Yeeshoo Dnu-buluq Laga Raacay Doonyaha

    Waxa Ayaamihii Ugu Dambeeyay Laysla dhexmraayay Warar Aad U Ruxay Quluubata Dadka Ay Aduunyadu Ka eexatay ee Reer S/and

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa Ayaamihii Ugu Dambeeyay Laysla dhexmraayay Warar Aad U Ruxay Quluubata Dadka Ay Aduunyadu Ka eexatay ee Reer S/and
Waxa Ayaamihii Ugu Dambeeyay Laysla dhexmraayay Warar Aad U Ruxay Quluubata Dadka Ay Aduunyadu Ka eexatay ee Reer S/and warakaas oo ay dadku aad ugu dhegtaageen markii ay maqleen waa ladin citiraafay Hadaba Waxa Iswaydiin Leh Goorta Ay Golayaasha Deegaanku Noqdeen Siyaasiyiina Ka Faaloodda Qiimeeya Qadiyadaha Caalamiga Ah ee loo xilsaaray Arimaha Debedda

        Waxan Filayaa in Arintaasi Ay Dhaawac Ku Keeni Doonto Xidhiidhkii UK iyo JSL Waayo waxa aan Dareemayaa In Aynu Fara Glin Ku samayanay                Siyaasada Dalkaas oo Golihii Uu Qashinka U dirtaya Aynu Shaqo kale u diranay weliba Hadaan Si Kale udhigo Dhaqaale Halkan Looga Baahanahay       Dalka Gudihiisa Ayaa Arintaas Lagu Fan Gareeyay Aragidada Iyadoo Shacabka Taagero lagaga Rabo

       by sacad cali kaahin plucky