Ururka Dhalinyarad Ee Girl Education Employment Development Organizaion( Geedo) oo u mahadcelinaya Wasiirka Madaxtooyada

0
Monday April 07, 2014 - 12:58:35 in by Super Admin
  • Visits: 1240
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ururka Dhalinyarad Ee Girl Education Employment Development Organizaion( Geedo) oo u mahadcelinaya Wasiirka Madaxtooyada

    nagoo Ah Ururka Dhalinyarad Ee Girl Education Employment Development Organizaion( Geedo) Ahna Urur Dhalinyaro Ah Oo Mutadwaciin Ah Kana Shaqeeya Arrimaha Bushada Sida Waxbarashada ,Wacyi Gelinta ,Caafimaadka. Waxaan Is Balaadhan Ugu Mahad Celinaynaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

nagoo Ah Ururka Dhalinyarad Ee Girl Education Employment Development Organizaion( Geedo) Ahna Urur Dhalinyaro Ah Oo Mutadwaciin Ah Kana Shaqeeya Arrimaha Bushada Sida Waxbarashada ,Wacyi Gelinta ,Caafimaadka. Waxaan Is Balaadhan Ugu Mahad Celinaynaa Wasiirka Wasaarada Madaxdooyada Jamhuuriyada Somaliland Mudane Xirsi Xaaji Cali Xasan

Waxaanu Halkan Ka Ka Salaamayaa Dhamaan Warbaahinta Somaliland Taas Soo Mar Walba Hir Gelisa In Ay Muwaadinta Reer Somaliland Si Xor Ah Ugu Soo Bandhigaan Rayiyadooda Kala Duwan. Anagoo Ah Ururka Dhalinyarad Ee Girl Education Employment Development Organizaion( Geedo) Ahna Urur Dhalinyaro Ah Oo Mutadwaciin Ah Kana Shaqeeya Arrimaha Bushada Sida Waxbarashada ,Wacyi Gelinta ,Caafimaadka. Waxaan Is Balaadhan Ugu Mahad Celinaynaa Wasiirka Wasaarada Madaxdooyada Jamhuuriyada Somaliland Mudane Xirsi Xaaji Cali Xasan ,Oo Had Iyo Jeer Taageera Dhaliyarda Somaliland Kana Gacan Siiya Dhaliyarada Dalka .Isaga Oo Jecl Dalka Hor Markiisa Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Ahna Muwaadin Dhab Ah Oo Dadkisa Iyo Dalkiisa Xirsi Xaaji Cali In Ilaahay La Qabto Hawsha Uu U Hayo Dalka Somaaliland Oo Aan Lee Yahay Ilaahay Haw Fududeeyo Xilkiisana Iyo Hawsha Uu Qaranka U Hayo Amiinamiin. Hadaba Ururka Dhaliyarada Ee Geedo Waxa Uga Mahd Celinaynaa Wasiirka Wasaaraada Madaxtooyada Somliland Oo Ka Taageeray Inuu U Qalabeeyo Xafiisak Ururka Taasoo Dhaliyarad Mutadacwaciinta Ah Ee Iskood Isku Xilqaamay Inay Ka Shaqeeyaan Dhulkooda Hooyo Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Iyo Dhamaan Intii Gacan Ka Gaysatay, Kana Cawisay Ururka Mutadawiciinta Ah Ee Geedo .





Afkashacabka.com

Hargeysa /Office

Contact@afkashacabka.com