SHIRKADA DAHABSHIIL,WAXAAY MUDANTAHAY IN REER SOMALILAND KU FANAAN. WAXAAN U GUDBINAYYA HAMBALYOO

0
Tuesday April 08, 2014 - 23:08:35 in by salman abdi
  • Visits: 958
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SHIRKADA DAHABSHIIL,WAXAAY MUDANTAHAY IN REER SOMALILAND KU FANAAN. WAXAAN U GUDBINAYYA HAMBALYOO

    Hambalyo,Hambalyo,waa wax lagu faano waana guul weeyn oo u soo hoyatay umada Islamka ee ku dhaqan Dalka Ingiriiska

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hambalyo,Hambalyo,waa wax lagu faano waana guul weeyn oo u soo hoyatay umada Islamka ee ku dhaqan Dalka Ingiriiska

Maareeyaha shirkada Dahabshiil ,Mudane Cabdi Rashiid Dahabshiil ,ayaa London lagu gudoonsiiyay Abaal marin ka turjumaysa adeega hufan ee aay u qabato bulshada caalmaka,khaasatan dadka Ajaanibka ah.waxaa la xusay in aay tahay shirkadaha calamka ka hirgalay oo isla markaasna ku caanbaxay,Adeeg hufan iyo nidaam shirkadeed oo latar tamaya shirkadaha caalamka.Mareeyaha ayaa la kulamay Ra'isal wasaraha dalka Uk.

oo ka soo qaybgalay xafladaas Mr: David camaron.

Hambalyo,Hambalyo,waa wax lagu faano waana guul weeyn oo u soo hoyatay umada Islamka ee ku dhaqan Dalka Ingiriiska ,gaar ahaana Reer Somaliland iyo dhamaan dadka ku hadla luuqada Somaaliga.Shirkad ahaana waa guul iyo horuumar weeyn oo u soo hoyatay.Waxaaynu ogsoonahay ,dalkasta oo ajaanib joogo,in ay iswaaydiiyaan Umada idiin timimaxaay ku soo kordhiyeen dalkiina .Maanta Faan



baay notahay shirkada Dahabshiil,waana shirkadii ugu horaaysay ee Madaxda Euroupian ku gudoonsiiyaan Abaal marin heer Qaran ah.Maasha Allah.Hambalyo

 

 

Musse Mohamed Hagi Duale

Birminham UK