Daawo: Barnaamijkii Ugu Xiisaha Badnaa oo lagu Falanqaynayo Shaqada Taalla Dalkeena iyo Shaqo la'aanta Jirta

0
Tuesday June 16, 2015 - 07:44:18 in by Super Admin
  • Visits: 5141
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Barnaamijkii Ugu Xiisaha Badnaa oo lagu Falanqaynayo Shaqada Taalla Dalkeena iyo Shaqo la'aanta Jirta

    Barnaamijkan oo uu Diyaariyey Weriye Mustafe Teacher kana qaybqaadnaayaan Dhalinyarada Aqoonyahanka ah ee Gobolka Togdheer, kana Baxay Todobaadkii ina dhaafay SLNTV, Daawo Falanqayn Xaasaasi ah oo aan waxba la kala habran iyo Dhalinyaro Runta isu she

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Barnaamijkan oo uu Diyaariyey Weriye Mustafe Teacher kana qaybqaadnaayaan Dhalinyarada Aqoonyahanka ah ee Gobolka Togdheer, kana Baxay Todobaadkii ina dhaafay SLNTV, Daawo Falanqayn Xaasaasi ah oo aan waxba la kala habran iyo Dhalinyaro Runta isu sheegaysa, Bashir Racdeye, Ducaysane Xiis Cabdi, Maxmed Salan iyo Ifraax Axmed aya Barnamijkaas ka qaybgalay



Contact@afkashacabka.com